Skip to content

ECFE Somali Classes


Multi-Age / Mixed-Age -
ECFE 2025/2026

ECFE Class for Somali-Speaking Families

Are you a native Somali speaker? We warmly invite you and your children to join our English-led ECFE classes. This class offers a space for you and your child to play and interact with others while providing you with the opportunity to connect with other Somali-speaking adults. An interpreter is present each week to support communication.

Class Components:

  • Caregiver/Child Interaction: Spend quality time together engaging in activities that promote bonding and early learning.
  • Play-Based Learning: Fun, hands-on activities that foster your child's development through play.
  • Interactive Circle Time: Participate in group activities with your child, guided by a Licensed Children’s Teacher.
  • Snack: A nutritious snack is served for children to enjoy, providing energy for continued play and learning.
  • Caregiver Discussion: Led by a Licensed Parenting Educator, with an interpreter available each week to support communication.

Class Structure:

This class is designed for children ages 2-5, providing them with a structured classroom experience. Younger siblings (6 months – 2 years) will move to sibling care during class separation time. 

Waitlists help us grow! If a class is full, be sure to join the waitlist. It helps us plan and may lead to the addition of new classes.

Contact: For questions or if you're a family with twins/triplets, please email ECFE@hopkinsschools.org.


Fasalka ECFE ee Qoysaska Af-Soomaaliga ku hadla

Ma tahay qof ku hadla afka Soomaaliga? Waxaan si diiran kuugu casuumeynaa adiga iyo caruurtaada inaad ku soo biirtaan fasaladayada ECFE ee Ingiriisigu ku baxa. Fasalkani waxa uu idin siinayaa boos ilmahaagu ku ciyaaro adigana aad kula kulanto waalidiinta kale ee ku hadla af Somaaliga . Turjubaan ayaa jooga usbuuc kasta si uu u taageero isgaarsiinta.

Qaybaha Class:

  • Isdhexgalka waalidka/Ilmaha: Waqti tayo leh wada qaatasho tayo leh iyo ku lug yeelashada hawlaha /ciyaarta kor u qaadaysa isku xidhnaanta iyo waxbarashada.
  • Barashada Ku-saleysan Ciyaarta: Madadaalo, waxqabadyo gacmaha wax laga qabanayo oo kobcinaya horumarka cunugaaga ciyaar ahaan.
  • Wax is weydaarsi koox ahaan: Ka qayb qaado hawlaha kooxeed ee ilmahaaga, oo uu hagaaminayo Macallin shahaada u haysta.
  • Cunto fudud: Cunto fudud oo nafaqo leh ayaa la siinayaa carruurta taasoo siinaysa tamar ay ku sii wataan ciyaarta iyo waxbarashada.
  • Wadahadalka waalidiinta: Waxaa hogaaminaya barbaariye waalid oo shahaada u haysta, turjubaan ayaa joogi doona toddobaad kasta si uu u taageero isgaarsiinta.

Qaab dhismeedka fasalka:

Fasalkan waxaa loogu talagalay carruurta da'doodu u dhaxayso 2-5, taasoo siinaysa khibrad fasal oo habaysan. Walaalahood ka yar waxaa lagu heyn doonaa qolka caruurta. waalidiinta waxa ay diiradda saari doonaan mawduucyada khuseeya carruurta da'doodu u dhaxayso 2-5 sano.

Liiska sugitaanka ayaa nagu caawinaya inaan korno! Haddii fasalku buuxsamo, hubi inaad ku biirto liiska sugitaanka. Waxa ay naga caawinaysaa in aan qorshayno waxana laga yaabaa in ay keento in lagu daro fasalo cusub.

La xidhiidh: Wixii su'aalo ah ama haddii aad tahay qoys mataano/saddex carruur ah leh.

fadlan iimayl u dir ECFE@hopkinsschools.org.

Somali at Harley - 710
Harley Hopkins Family Center : 125 and 119
Thursdays, Sep 18 - May 7
11:30 AM - 1:30 PM

  No Class Oct 2, Oct 16, Nov 27, Dec 18, Dec 25, Jan 1, Mar 5, Mar 19, Apr 2 & Apr 23


Su
M
Tu
W
Th
F
Sa

Max Age   5 yr.

Price: $ 0 00